Friday 6 May 2011

Soomow: Bin Laden Waa Dhibka Somalia.


Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in geerida bin Laden ay ay horseedayso in uu yaraado dhaqaalihii al-Qaacida ee al-Shabaab.
Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in dhimashada hoggaamiyihii al-Qaacida ay wiiqeyso dhaqaalaha al-Shabaab ka hesho ururkaasi.
Afhayeenka Ahlu-Sunna, ahna ku simaha guddoomiyaha ururkaasi Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar Soomow, ayaa VOA u sheegay in nolosha bin Laden ay dhibaato ku ahayd Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in Osama uu jihaad ku iclaamiyay dowladda Soomaaliya iyo cid kasta oo la shaqeysa. Wuxuuna sheegay in dadkii uu ku kiciyay dowladda ay weli xabadda ku ridayaan dowladda, ayna laayeen waxgarad, siyaasiyiin, iyo culimo.
Wuxuu sheegay in dhimashada bin Laden ay la mid tahay inay meesha ka baxday qeyb ka mid ah dhibaatadii Soomaaliya haysatay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...