) |
Written by Administrator |
Sunday, 29 May 2011 22:38 |
Madaxda oogu sareysa Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa muddo 15 sanno ah ka kireeyay Garoonka Muqdisho ee (Aadan-Cade International) iyo Dekedda inay maamusho Shirkad Dalka Israel laga leeyahay oo lagu magacaabo SKA Air LogisticsArintan heshiiska ah ayaan la soo marsiin Baarlamaanka,waxaana ka soo shaqeeyay nin ay xigto hoose yihiiihn Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Shariif AadanHeshiiiskaan ay saxixeen ,Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif-Aadan , ayaa la xusay in in qodobada ay ku heshiiyeen ay ka mid tahay inay garoonka Muqdisho inay horumariso Shirkadan Dalka Israel laga leeyahay , isla markaana ay waxay doonaan ka soo dejistaan,taasoo loo fasiranayo,xitaa Daroogo iyo xashiish inay ka dhoofin-karaan Garoonka.Warsidaha Shacabkamedia oo baaritaan iyo dabagal ku-sameeyay Sihrkadan SKA-Air Logistiics ayaa waxaan ku soo ogaanay in haba-yaraatee aysan diiwaan-gashaneyn Shirkadan,waxaana Shacabka-Soomaaliyeed iyo Baarlamaanka oogu baaqaynaaa inay ka dhiii-dhiiyeen heshiiskan Dawladda Israel oo ka mid ah Cadowga Islaamka ee sida sharci-darada ah looga kireeyay Garoonka MuqdishoHeshiiskaan lagu iibsaday Garoonka Muqdisho iyo Dekedda ayaa lagu tilmaami-karaa Qiyaamo-Qaran,maadaama aan la soo hor-dhigin Baarlamaanka Soomaaliya,isla-markaana aan afti laga-qaadin Dadweynaha Soomaaliyeed in la iibinayo Dekedda iyo Garoonka MuqdishoShacabkamedia:Runta-Kama-XishoonoEmail: Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment