Sunday 5 June 2011

Al Sahabaab Oo Jabweyn Keddib La Soo Baxday Weji-Cusub Iyo Boorka Oo Laga Jafo Magaci Isu-Taga Maxaakimta Islaamiga.


Abdallah Moallim Mahamud.
Moallem10@hotmail.com
Cabdullahi Siyaasi.
cabdulaahi siyaasi
Waan aamusay markaan arkay warkan ,waxaan is iri war riyaad ku jirtaa ee dhab ma’ahan waxaad arkayso ,haddana aqrisaan ku dhameeyay qoraalki ,suwarka qoraalka  la socdana dayma kama qaadin ,.kolkaan ka soo jeestay aqriska iyo daawashadi suwarka ayaan hubsaday in aanan riya ku jirin iyo in kooxda Al-Shabaab weji cusub la soo baxday ,waxaana durba yaqiinsaday in aynan arrintan ahayn mid keddis ku timid, balsa uu ka danbeeyo abaabul waqti dheer lagu howlanaa iyo sida laga yeelayo haddii Al-shabaab jab kaga yimaado dagaalka ay ugu jirto in ay dalkeena iyo dadkeena gacanta u geliso ajaanib ku andacoonayo in ay noo wadaan diinta Islaamka oo iyada waddankeena soo gaartay bilowgi Diinta islaamka Allah Mahadiis.
Waa warka lagu soo  daabacay safxada Radio Muqdisho—————
“Xisbiga Maxkamadaha Islaamiga oo maanta ku dhawaaqay guddi qabanqaabiya shir weyne SAWIRRO”
Ma rabo ku dheeraashada ka faalaynta Maxaakimti lixda bilood waxaansa si kooban u soo qaadanayaa asbaabihi abuuray iyo asbaabihi keenay in ay gacanta ku dhigaan koofurta Somaliya gaar ahaan caasumada Somaliya Muqdisho, waxay ka abuurmeen wadaado isu abaabulay qaab qabiil ,xaafad walbana waxaa ka abuurmay maxkamad ay horboodayaan reer qansax ,tanna waxay keentay in ay xoogooda isu geeyaan iyaga oo dagaal aanan gambad lahayn kaga hor-yimid qabqablayaashi dagaalka oo iyagana kooxdan u arkayay in ay ciriiri ku hayaan hamigoodi siyaasadeed ee qaloocnaa iyagoo weliba gacan ka helayo dowladaha reer galbeedka oo iyagana kooxda maxaakimta u arkayay in ay qalqal gelin karaan masaalixa(danaha) ay ka leeyihiin waddankeena iyo Bariga Afrika oo dhan, taasna waxay sababtay in uu xoogaysto dagaalkooda ,nac loo qabo qabqablayaashi dagaalka awgiis waxay shacabka reer Muqdisho  la safteen kooxdi Isu-tagga Maxaakimta sidaana ay guul degdeg ah oo lama filaan ah  ku raacday Isutaga Maxaakimta Islaamiga.
Gunta qoraalkan markaan hoos ugu degno waa maxaa fashiliyay Maxaamkimti ? iyo maxaa keenay haddeer in dib boorka looga jafo magaci Maxaakimta? iyo maxaa ku soo aadiyay  in dib loo soo nooleeyo magaci Maxakimta waqtigan  oo isaga ku aadan dhamaadki waqtiga DFKM iyo jab xoogan oo ku yimid kooxda Al-Shabaab oo iyada  ka hor-timid adkaynta tiirarka dowlad Somaliyeed oo shaqayso?.
Al Shabaab waxay ahayd xooga runta ah ee gadaal ka taagnaa Isutagi Maxaakimta Islamiga, taana waxaa cadaynayo kolki ay kooxda Alshabaab jilibka dhulka u dhigeen xoogagi Amisom iyo DFKM oo iskaashanayo mudda dheer iyaga oo aanan gacan weyn ka helayn Shikh Xasan Dahir Aweys oo isaga magaca Maxaakimta ka rabay in uu ku gaaro dana gaar ah ,sidoo kale awooda Al-Shabaab waxba uma dhimin kooxda Shariif Axmed  in ay ku biiraan dhinca DFKM. haddaba dhab ahaanti sidaa daraadeed  ma jirin wax la yiraa Isutagi Maxaakimti Islaamgi balsa runta waxay ahayd in ay Al-Shabaab magacaas ay ku gamban jirtay si ay ugu  suurta gasho qabsashada dalkeena ,hamigaasna waxaa ka hor-yimid Xabashida oo si degdeg ah u burburiyay riyadaas. Xabashida oo  laba aynan iska weydiinayn in ay tahay cadawga koowaad ee Somaliya, iyadana sidi ay waddankeena ka rabtay kama helin waxaana dhib is-biirsaday awgii iyo diidma weyn oo lagu diidan yahay joogitaanka ciidanka Xabashada ee waddankeena keddib ay reer galbeedka ku qasbanaadeen in ay abuuraan kooxdi Asmaro oo iyaga ka koobnaa koox ka faloogowday DFKM iyo qeyb ka mid ahayd  Maxaakimti oo iyaga ka soo horjeeday fikirka guracan ee Al Shabaab, sidaa awgeedna waxaa beesha caalamka oo fara gelin joogta ah ku hayso dalkeena iyo danaha dadkeena u suurta-gashay in ay kooxdan ku tijaabiso  u dhiibista kursiga Somaliya iyada oo kolkaaas madaxweynihi DFKM Col Caabdullahi Yusuf  eediisa ugu weyn oo ay Somali u hayaan ay ahayd soo gelitaanki uu xabashada soo geliyay waddankeena.
Al Shabaab jabweyn oo beryahan xoogoodi soo gaaray keddib Radio IQqra wey ka soo guureen oo maanta ayey cadaatay taas ,waxayna si sahlan oo aanan dhiig ku daadan ula wareegeen Radio-Muqdisho safxada uu ku leeyahay shabakada caara-caarada, DFKM waxaad moodaa in aynan taa war u hayn iskuna aamintay koox yar oo qalbiga kale jiray Al Shabaab balsa khilaafkooda uu ahaa kaliya qaabki ay ugu guulaysan lahaayeen qabsashada hogaanka waddankeena ,Al shabaab waxay iyaga oo aanan jabkooda la dhamaystirin ku guulesyteen in Radio Muqdisho u adeego oo iyada ah wax si-aad ah looga naxo ,Al-Shabaab waxay bilaabeeen ka shaqaynta sidi ay ugu milmi lahaayeen bulshadi ay dhibka weyn u geysteen dhaxdeeda waxaana irid uu qabow yar ka soo galay u furay ku dhawaaqida iyo boor ka jafida magaci Isu-taga Maxaakimta Islaamiga  oo loo soo dhiibay qaabki loo hirgein lahaa qeybta aamusan oo ay ku lahaayeen DFKM dhaxdeeda iyo maalki howshaa lagu bixin lahaa oo ay u balan qaadeen qeyb ka mid ah tujaarta waaweyn ee Suuqa Bakaaraha oo iyaga waaga ku baryay keddib kolkay u muuqatay in ay gacantooda  ka sii baxayso Dowladi ay Suuqa Bakaaraha dhaxdiisa ka maamuli jireen.
Qeybta aamusan ama la dhihi karo khaliyada jiifto ee Al-shabaab oo ay gadaal ka taagan yihiin qaar ka mid tujaarta waaweyn ee Suuqa Bakaaraha ayaa bilaabay sidi shoqfasha loogu banayn lahaa wixi ka badbaado jabka lagu haayo Kooda Al-shabaab .Sii Akhri

15 comments:

Anonymous said...

I like the helpful info you provide in your articles. I'll bookmark your blog and check again here frequently. I am quite sure I will learn lots of new stuff right here! Good luck for the next!

Also visit my web site; Juegos Online Gratis

Anonymous said...

I am really impressed together with your writing skills as well as with the format in your blog.

Is this a paid subject matter or did you customize it your self?

Anyway stay up the excellent quality writing, it is rare to peer a nice weblog like this
one today..

Also visit my web-site; bancuri culmea

Anonymous said...

It's not my first time to pay a visit this web site, i am browsing this website dailly and obtain good information from here daily.

my webpage :: Juegos Online

Anonymous said...

Hi there, of course this post is genuinely nice and I have learned lot of things from it on the topic of blogging.
thanks.

Also visit my homepage ... jocuri online cu mos craciun

Anonymous said...

Hello, just wanted to say, I loved this article. It was funny.
Keep on posting!

Here is my blog: saituri cu jocuri

Anonymous said...

I'm not sure exactly why but this website is loading incredibly slow for me. Is anyone else having this issue or is it a issue on my end? I'll check back later on and see if
the problem still exists.

Look at my weblog; Gucci Sito Ufficiale

Anonymous said...

This design is wicked! You definitely know how to keep a reader amused.

Between your wit and your videos, I was almost
moved to start my own blog (well, almost...HaHa!) Wonderful job.

I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you presented it.

Too cool!

Here is my web-site - Louis Vuitton Bags

Anonymous said...

Excellent web site you have here.. It's difficult to find excellent writing like yours these days. I really appreciate people like you! Take care!!

Here is my web blog :: Find Out More

Anonymous said...

This excellent website definitely has all of the information
and facts I needed concerning this subject and
didn't know who to ask.

my blog ... Christian Louboutin

Anonymous said...

I don't know if it's just me or if everybody else encountering problems with your site.
It seems like some of the text in your posts are running off
the screen. Can somebody else please comment and let me know
if this is happening to them too? This could be a problem with my
web browser because I've had this happen previously. Thank you

my site ... Michael Kors Canada

Anonymous said...

Its like you read my mind! You appear to know so much
about this, like you wrote the book in it or something.
I think that you could do with some pics to drive the message home a little bit, but instead
of that, this is wonderful blog. An excellent read. I will certainly be back.


Visit my web blog: Tory Burch Shoes ()

Anonymous said...

I always emailed this web site post page to all
my contacts, for the reason that if like to read it afterward my
contacts will too.

Take a look at my blog - NFL wholesale Jerseys ()

Anonymous said...

Aw, this was an exceptionally good post. Finding the time and actual
effort to generate a great article… but what can I say… I
procrastinate a lot and don't seem to get anything done.

Here is my homepage ... Louis Vuitton Bags Outlet

Anonymous said...

Excellent goods from you, man. I've understand your stuff previous to and you're
just too excellent. I actually like what
you have acquired here, really like what you're saying and the way in which you say it. You make it enjoyable and you still care for to keep it smart. I cant wait to read far more from you. This is really a terrific website.

Also visit my blog - Air Max Pas Cher

Anonymous said...

It's really very complicated in this active life to listen news on TV, therefore I simply use world wide web for that reason, and take the most recent information.

Feel free to visit my blog post Air Jordan Pas Cher

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...