| | |
| Monday, 20 June 2011 22:45 |
Kusimaha Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo haatan noqday saaxiib dhow Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa wareysiyo la'layeeshay xiligii uu Shariif gudoomiyaha u ahaa Maxkamada islaamka 2006-dii ayaa ka hadlay arimo badan oo uu ku difaacayay xiligaasi dowladii C/llahi Yusuf, isagoo aad u taageeri jiray xiligaasi.Cabdiwali dadka yaqaan ayaa ku sheega in uu yahay shaqsi wajiyo badan leh isagoo aadna u aaminsan fikradaha qabalaga ku saleysan, waxaana xiligii uu C/llahi Yusuf madaxweynaha ahaa uu daabici jiray qoraalo uu aad ugu difaacayo dowladaas isagoo ayna heyb ahaan hoos xigta isla yihiin Col.C/llahi Yusuf. Joornaal kasoo baxa dalka Mareykanka oo aad wax uga qora kooxaha islaamiyiinta gaar ahaa kuwa lagu sheego argagaxisada caalamka, Joornaalkan oo lagu magacaabo (The Long War Journal). Dr. C/wali oo xiliga wareysigan la'layeeshay warka dhigi jiray jaamacad lagu magacaabo Niagra University oo dalka Mareykanka kutaal, wareysigiisaas ayuu ku sheegay in xiligaasi lasoo xirxiro madaxdii Midowga Maxkamadaha waxaana uu sheegay in Sheekh Shariif oo xiligaasi Madax u ahaa in uu yahay nin aanan jecleyn dadka qunyarsocodka ah waana inlasoo xiraa ayuu yiri isagoo ka jawaabayay hadalkasoo yeeray safiirkii Mareykanka oo ku sheegay Shariif in uu yahay nin qunyar socod ah. AQRI JOORNAALKA WARKAN QORAY (RIIX).WUXUU YIRI C/WALI ENGLISH: Ferbruary 2007 I am outraged of the behavior of [the U.S. Ambassador] to Kenya. More than 3000 Somalis died because of Sheikh Sharif and ICU," said Ali Abdiweli, a professor at Niagra University who is in contact with the Somali government. "[Sharif] should be put on trial. Here we go again saying that he is moderate.... This is nonsense and there is no way that Sheikh Sharif will accept any secular government. Actually, the behavior of the Ambassador will encourage the remnants of the Islamic Courts." |



Kusimaha Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo haatan noqday saaxiib dhow Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa wareysiyo la'layeeshay xiligii uu Shariif gudoomiyaha u ahaa Maxkamada islaamka 2006-dii ayaa ka hadlay arimo badan oo uu ku difaacayay xiligaasi dowladii C/llahi Yusuf, isagoo aad u taageeri jiray xiligaasi.
Dr. C/wali oo xiliga wareysigan la'layeeshay warka dhigi jiray jaamacad lagu magacaabo Niagra University oo dalka Mareykanka kutaal, wareysigiisaas ayuu ku sheegay in xiligaasi lasoo xirxiro madaxdii Midowga Maxkamadaha waxaana uu sheegay in Sheekh Shariif oo xiligaasi Madax u ahaa in uu yahay nin aanan jecleyn dadka qunyarsocodka ah waana inlasoo xiraa ayuu yiri isagoo ka jawaabayay hadalkasoo yeeray safiirkii Mareykanka oo ku sheegay Shariif in uu yahay nin qunyar socod ah. AQRI JOORNAALKA WARKAN QORAY (
No comments:
Post a Comment