Sunday, 5 June 2011

Arin la yaab leh oo ka dhacday magalada hamburg dalka jarmalka gabar 16 jir ah+sawiiro

Arin la yaab leh oo ka dhacday magalada hamburg dalka jarmalka gabar 16 jir ah kolkeey inanta yari damacday in aay xaflad dhalasho dhigaato.

Gabadha yar ayaa casuuntay asxaabtey oo aay isku da yahiin lakin maxa dhacay waa ariin la yaableh kolkii aay casuumadi ka soo jawabeen in ka badaan 15000 quf oo is diwaan gilyey in aay iman doonan xaflada.

Thessa waa gabadha 16 jirka aya waxeey asxaab gareeysa 15000 quf ku laheed websaadka facebook ee malmahaan qabsaday aduunka .

Waxaa la soo garay waqtigii aay thessa sanadka buuxin la heed waxaaba durbadiiba gurigii aay ku noolayeen soo buux dhafiyey dad ka badaan 1500quf.

Thessa abaheed ayaa xafladii joojiyey oo kadibna u yeeray ciidanka nabad sugida ila markiiba waxaa mesha yimid askartii oo yaab iyo amakaak ku noqotay waxa mesha ka socdo.

Dadka ayaaba horaay u soo qaatay toortadooda iyo shanbeenkooda oo aay kaga qeyb kalayaan xaflada thessa ayagoo waato tabeelayaan aay ku qoran tahay I love thessa.


Waxaa durbaba la soo jeeray askarti iyo wardiyaashi iyadoo mesha aay cariiri galeen reerki waxa ku dhawacmay mid ka mid ah askar waxaa la xiiray ilaa 12 roox oo jibisay xeendabki lagu hor joogay.


Reerki aya ku qasbay thessa in aay gaasho facebookgeeda una sheegto in xafladii baqatay si aay nabad u heelaan waayo guuri waxaan hoor tagaan 1500 quf oo ku faraxsaan ka soo qeyb gaalka inaantaan yar xafladeyda.

Hadal iyo dhamaanti halkoow ka dhacay qaladka aay isugu yimadeen dadkaan aadka u fara badaan thessa ayaa iloowday in casuumaadka aay ka dhigto mid privad ah oo dorato asxaabteyda isku dada yahii oo kaliya oo aysaan casuumin dadka facebook ga ugu jiiro oo dhaan.








Waxii warar ah kala soco Jowhar.com dalka iyo dibadaba ileen waa jowhar.com

11 comments:

Anonymous said...

Excellent post. I will be dealing with many of these issues as well.
.

Look into my webpage; Juegos Online

Anonymous said...

If you want to grow your knowledge simply keep visiting this
web page and be updated with the most up-to-date
news posted here.

my web-site bancuri cu pitici

Anonymous said...

I will right away grasp your rss feed as I can not in finding your
email subscription link or newsletter service. Do you've any? Kindly let me know so that I may just subscribe. Thanks.

Feel free to visit my blog post :: Juegos Gratis

Anonymous said...

Howdy! This is my first visit to your blog! We are a group of volunteers and starting a new initiative in a community in the same niche.
Your blog provided us valuable information to work on. You
have done a extraordinary job!

Feel free to visit my webpage jocuri online masini

Anonymous said...

I’m not that much of a online reader to be honest
but your sites really nice, keep it up! I'll go ahead and bookmark your website to come back later. All the best

Here is my webpage: jocuri mario noi

Anonymous said...

Hi to every one, the contents present at this site are actually awesome for people knowledge,
well, keep up the good work fellows.

my weblog; jocuri online cu masini

Anonymous said...

I am sure this piece of writing has touched all the internet users, its really really fastidious piece of
writing on building up new web site.

Feel free to surf to my web blog; Sito Ufficiale Gucci Borse

Anonymous said...

What's Going down i am new to this, I stumbled upon this I've found
It absolutely helpful and it has helped me out loads.
I am hoping to contribute & help different customers like its aided me.
Great job.

My page: Louis Vuitton Handbags

Anonymous said...

I don't even know how I ended up here, but I thought this post was good. I don't know who you are but
definitely you are going to a famous blogger if you are not already ;) Cheers!


Also visit my weblog Louis Vuitton Outlet

Anonymous said...

With havin so much content do you ever run into any problems of
plagorism or copyright infringement? My site has a lot of
unique content I've either authored myself or outsourced but it appears a lot of it is popping it up all over the internet without my agreement. Do you know any methods to help stop content from being ripped off? I'd definitely appreciate it.



Also visit my site - click for source

Anonymous said...

It's difficult to find knowledgeable people on this topic, but you seem like you know what you're talking about!
Thanks

My web blog; Basket Air Jordan