Last Updated on Tuesday, 04 October 2011 18:13 Written by Administrator Tuesday, 04 October 2011 15:56

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in weerarkii maanta uu fashiliyay qorshayaal ay cadawgu u maleegayeen shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.
Sheekh Cali Dheere ayaa shacabka ugu bishaareeyay weerarada nuucaan ah oo uu ku tilmaamay kuwa Niyad jab ku ah shisheeyaha AMISOM iyo DKMG ah.
Dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Cali dheere
No comments:
Post a Comment