Tuesday 4 October 2011

Hogaanka Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay Weerarkii maanta Muqdisho ka dhacay. (DHAGEYSO)


somalimemo.netHogaanka sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii khasaaraga badan ugeystay DKMG ah iyo shaqaalaheeda ee maanta muqdisho ka dhacay.

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in weerarkii maanta uu fashiliyay qorshayaal ay cadawgu u maleegayeen shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Sheekh Cali Dheere ayaa shacabka ugu bishaareeyay weerarada nuucaan ah oo uu ku tilmaamay kuwa Niyad jab ku ah shisheeyaha AMISOM iyo DKMG ah.

Dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Cali dheere

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...