KA: URURKA QIIMEYNTA SIYAASADDA Al-SHABAAB, AMISOM, KIINYA, ITOOBIYA Ee Ku Foorarta Dalweynaha Soomaaliya
Waxaad maanta dhammaantiin u kala qaybsan tihiin magacyada kor ku xusan, hase-yeeshee, waxaa mudan in la isweydiiyo, maxay tahay siyaasadda ay ka siman yihiin Al-Shabaab, AMISOM, Kiinya, iyo Itoobiya ee u ah udub-dhexaadka hagaya isir goynta loo qorsheeyey Soomaali.
ugu horeyn, dhammaantood waxaa ay daadihinayaa hindse ah in ummadda Soomaaliyeed dagaallo, cuduro, gaajo iyo qax aan dhammaad lahayn ay dhinacyadooda kala duwan ka fuliyaan, si loo meelmariyo arrimahan soo socda, oo loo baahan yahay in ummadda Soomaaliyeed laga wacyigeliyo si ay midnimo iyo hufnaan siyaasadeed oo ku aaddan jiritaankooda looga hirgelin lahaa dalweynaha Soomaaliya.
Dagaalka ku socda Soomaali ee boqolaalka waji xambaarsan wuxuu yahay mid salka ku haya:
1. in KUWA KALE (ama OTHERS), waxa loo yaqaanno ay dalka taladiisa la wareegaan, waadna la socotaan in dastuurka nidaamka fadaraha ee federaaligu xambaarsan yahay tirada ah 0.5, oo xisaabta qeexda dadka u kala baxa (jareerta carabtu Soomaaliya keentay ee laga soo aruurshay mozambique iyo afrikada jareerweyne, banaadirigga(oo asalkoodii hore ka yimid yemen, waana sheegato magaca Soomaali sheegata, waxaana ka mid ah amiin caamir iyo dagaalka uu soomaali ku hayo), sidoo kale mushunguliga, barawaaniga (ama dadka dega baraawe iyo marka), ajuuraanka, iyo dhammaan inta la yaso ee aan Soomaalida dhabta ah aan ahayn. dadkaas waxaa ay nala wadaagaan af iyo dhaqan Soomaaliyeed, hase-yeeshee, hoosta waxaa ay ka fulinayaan cadaawad dheer oo ay doonayaan iney sirteenna iyo arrimaheenna u gudbiyaan cadowga kiinya iyo itoobiyaanka ah
2. in Koonfur Soomaaliya lagu abuuro Jareer (gaar ahaan Kiinyaati AIDS xambaarsan), waana qorshaha uu salka ku hayo mashruuca loogu magacdaray AZANIA. beeraha iyo dhulka biyaha leh ayaa la doonayaa in jareertaas lagu abuuro, oo dadkii Soomaaliyeed ee dhulkaas lahaana qax iyo dagaal meesha looga kiciyo, waa qodob ay si weyn u taagersan yihiin qolooyinka Puntland la baxay oo doonaya iney mar uun arkaan Soomaali qaxeysa iyo iyaga oo maamulka Kismaayo gacanta u soo galo, iyaga oo taas ku gaaraya in dadkii dhulka u dhashay oo jareer lagu badalayo.
3. in ONLF ay iyaduna dhinaceeda ka daadihiso halgan been ah oo Soomaalida lagu kala qaybinayo si dhulka isirka Soomaali leeyahay oromo iyo amxaaro loogu beero, taasna waxaa markhaati u ah in maanta gobolada waqooyi ee Soomaaliya ay qarqiyeen oromo dooneysa iney badhax ka dhigto isirka Soomaali, iyaga oo guursanaya hablihii Soomaali
4. qodobka ugu weyn ee u baahan in la fahmo ayaa wuxuu ku dhisan yahay dagaal-maskaxeed, kaasoo ah (si Soomaalida looga adkaado, waa in marka hore wax ay nacaan lagu dhex-abuuro, taasoo keeneysa iney wax kastaa oo ku badashaan waxaas isaga ah ee ay neceen. tusaale ahaan Al-Shabaab aad baa loo nacay, waana hindise siyaasadeed oo ay dajiyeen cadowga Soomaali, waxaana loogu jid xaadhayaa arrimahaas aan kor idiinku soo xusey, ee waa ineynu u midowno sidii aynu heeryada jareerta iyo addoonta iyo dabo-dhilifka isaga xoori lahayn oo aynu dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyeed uga xoreyn lahayn shisheeye nacayb iyo gumaad u yimid.
Ururka Qiimeynta Siyaasada Soomaalid
Email:- siyaasaddasoomaaliya@gmail.com
No comments:
Post a Comment