![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Wednesday, 14 August 2013 01:22 |
![]() Musaqmaasuqa qaabka loo shaqaaleeysiiyo shaqaaladda Xukuumadda Federaalka ee Magaaladda Muqdisho ayaa gaaray heer ay ka hadlaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo aan ka xusi-karno Professor Dalxa.Rag ka tirsan Xisbiga Damjadiid ee Madaxweyne Xasan Culusoow oo Gudoomiye iyo Xogheyn ka ah Xafiis awood-buuxda loo siiyay inay shaqaalaha Dawladda imtixaan ka qaadaan,ayaa qof-kasta oo Xafiiska iska diiwaan-geliya shuruud loogu dhigaa inuu qofka lacagta bixiyo hadii kale ay adag-tahay in la siito darajadda (A ama B ama C)waxaana qofkiii lacag yar bixiya la siiiyaa darajadda ugu hooseysa suda (Q W Z).Gudoomiyaha Xafiiska Shaqaalaha ee Dawladda Federaalka oo si toos ah Madaxtooyadda laga maamulo lagu magacaabo ibraahim-Dheere ayaa markan soo dhar-dhigtay isagoo qofkasta oo Xafiiskiisa shuruud ugu xira lacag laaluush inuu bixiyo si loo siiyo darajo wanaagsan si uu markaas shaqo qofka uga helo Xafiisyadda Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha.Riix:oo Daawo: Baaritaan lagu sameeyay Musuqmaasuqa Dawladda Federaalka iyo Barnaamish xiiso leh oo laga diyaariyayAma Hoos Ka Daawo:Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment