Libaax eyo la saaxiibey

Libaax cuuryaan ah oo lagu xanaaneeyo Xero ama carwo lagu xanaaneeyo Xaywaanka ayaa ka yaabiyay shaqaalaha ka howl galla xeradaasi.
Libaaxaan ayaaa xiriir aad u wanaagsan la yeeshay Eey Luga gaagaaban oo ay xeradaas iskula jiraan.
Nin iyo haweeneey ka mid ah shaqaalaha Xearadaas lagu Xeradaas lagu xanaaneeyo xaywaanka ayaa soo bandhigay wixii ay ku arkeen Libaaxaasi.
Sawirrada ay soo bandhigeen ayaana muujinaya Libaaxa oo Hib Ceeriin ah la cunaya Eeyga iyo ayagoo is xoganaya isla markaana muujinaya jacaylka ay isku qabaan.
Halkaan hoose ka daawo Sawirrada:
L3
L2
L1
L4

Comments

Popular Posts