One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Wednesday, 1 September 2010
AMISON oo shacabkii ka aargudaneysa iyo madaxtooyada oo sedaxda masuul ugu sareysa laga qaxinayo
Ciidamada AMISON ayaa caawa bilaabay duqeyn aan loo meeldayeenin iyagoona dhinac waliba u tuurayo madaafiicda taana waxay keentay in dad shacab ah dhintaan halka ay ku dhawaceen dad kale oo rayid ah.Duqeynta ayaa bilaabatay kadib markii dhowrkii maalin ee u danbeysay loga dilay Caasimad Muqdisho dhowr ka tirsan ciidank a AMISON kuwaa oo xataa dhulka lagu jiiday iyagoona markaa kadib bilaabay xalay iyo habeen hore duqeyn aan loo meeldayin waxaana xaalka caawa Muqdisho uu yahay mid aloow nabixi.Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment