
Wararkanaga soo gaaraya dagmada Kamsuumaa ee gobbalka jubbada hoose ayaa sheegaya in buundadii isku xireysay magaaloyinka Jilib iyo kismaayo ay go’day xili uu dul marayey gaar gaar 19 ah oo siday xamuul aad tankisu u badan yahay uu geesta ka gooyey .
Gariga ay sababsatay buundada kamsuuma ayaa ka tagay magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeday gobolada koofureed ee dalka Somaliya waxaana biyahay wabiga is ku mar ku dhacay gabal ka mid ah dhismihii Buundada iyo garigii oo rarkii sida .Sii Akhri
No comments:
Post a Comment