Posted by admin on September 11th, 2010
Muqdisho(Puntlandi.com)Waxaa shantii bishan sebtebar lagu sameeyey magaalada Muqdisho Gole cusub oo loogu yeerey Golaha Guurtada Beelaha Hawiye,waxaana Gudoomiye looga dhigey Ciise Ahmed Dalabeey ,halkaasoo uu kasoo jeediyey khudbadii dad badan ku qosleen ee aan horey idiinkusoo gudbiney. hada waxaan idiin haynaa sawiradii shirkaas ee daawasho wacan, waxaana shirka kasoo qayb galey dad ka badan 300 qof una riyaaqsanaa khudbada Ciise Dalabeey.
No comments:
Post a Comment