Sunday 8 May 2011

Itoobiya oo Addis Ababa isugu geysay Mushrikiinta Caabud Waaq iyo Dhuusamareeb.

amiirnuur.comDowlada Kirishtanka Itoobiya ayaa isugu yeertay kooxaha mushrikiinta ee wakiilka uga ah dagaalka ka socda dalka Somaliya gaar ahaan gobolada dhaca xad beenaadka ay wadaagaan Somaliyan iyo Itoobiya.

Diyuurado ay dowladda Kirishtanka Itoobiya leedahay ayaa maanta siyaaba kala gedisan  u kala gaaray degmooyinka Caabud Waaq iyo Guriceel waxaana lagu qaaday saraakiil katirsan Mushrikiinta oo is khilaafsan.

Wararka ayaa sheegaya in dowladda Kirishtanka Itoobiya ay shir deg deg ah isugu yeertay Mushrikiinta si loola xisaabtamo maadaama ay khasaara xoogan usoo hooyeen Itoobiya, Xeefow,Macalin Maxamuud iyo Mushrikiinta Caabud Waaq ayaa la sheegay in siyaaba kala gooni gooni ah ay Galguduud uga duuleen.

Saraakiisha Itoobiya ayaa Mushrikiinta ku canaanaya sababta keentay in ay is khilaafaan islamarkaana Shabaabul Mujaahidiin maalmo ka hor xoog ku galeen Dhuusamareeb halkaasi oo ay kasoo rarteen Keydkii hubka oo ay Itoobiya siisay kooxahaasi qabuuraha caabuda.

Dhinaca kale deegaanka Doolow Itoobiya ee  ku dhaw Gedo waxaa shalay ka amba baxay saraakiil katirsan Mushrikiinta Gedo kuwaasi oo Addis Ababa iska xaadiriyay, Itoobiya ayaa ka fikireysa in ay dib usoo abaabusho Mushrikiinta iyo inkale.

Dhabar jabka ugu weyn ayay Itoobiya kala kulantay dagaalka Galguduud oo gebi ahaantiis fashilmay markii ay mujaahidiintu u awood sheegteen cadawga waxaana arrinkaasi sii dheer dil dhawaan loo geystay hogaamiyihiin Mushrikiinta Gedo oo ku baxay gacanta Shabaabul Mujaahidiin.
AmiirNuur Media,Ceelbuur,Galguduud

1 comment:

Anonymous said...

http://soundcloud.com/user617591907/premium-rush-movie-2012 - Films Premium Rush It, Premium Rush Film Download Part, buy movie Premium Rush Movie ipod 8=[[,

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...