Thursday 19 May 2011

Sheekh Fu’aad “ Weli ma dhiman waan noolahay”. (DHAGEYSO + SAWIRO)


Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, xilli saacadihii lasoo dhaaafay la hadal hayay in lagu dilay  dagaallo ka dhacay gobolka Gedo.
Isagoo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Sheekh Fu’ad Maxamed Khalaf  waxa uu yiri “ Alxamdulillaahi ma dhiman weli waan noolahay, waqtiga uu Alle igu talo galo ayaana dhimanaynaa”.
Sidoo kale Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf waxa uu la hadlay Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed, wuxuuna ugu bishaareeyay inuu noolyahay, islamarkaana uu halkiisa kasii wadi doono dagaalka 
Jihaadka ah ee uu ku jiro.
Ugu dambeyn Sheekh Fu’a Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...