Thursday 19 May 2011

Hogaamiyeyaasha Mujaahidiinta Somaliya Muhaajiriin iyo Ansaar oo kulan xasaasi ah yeeshay (SAWIRO+DHEGYSO).

.

somalimemo.netWaxaa  soo gaba gaboobay Kulan ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen mujaahidiinta Soomaaliya ee kala ah Ansaarta iyo Muhaajiriinta ka jihaada Soomaaliya.

Munaasabad balaaran oo loogu magac daray Kululnaa Osama oo macnaheedu yahay dhamaanteed waxaan wadanahay Osama ayaa socotay in kabadan 10 saacadood halkaasi oo ay khodbado ka jeediyeen mas'uuliyiinta Mujaahidiinta.

Xarun weyn oo ku taal degmada Afgooye ayay soo xaadireen hogaanka ugu sareeya mujaahidiinta haddii ay ahaan lahayd ciidan iyo hogaanka kale ee wax maamula.

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur,Sheekh Fu'aad Maxamed Khaladf Sheekh Xasan Daahir Aweys, Sheekh Maxamed Abuu C/raxmaan waaliga Banaadir, Abaa Cabdalla waaliga  Shabeelaha Hoose ayaa ku hadlay Afka mujaahidiinta Soomaaliya.

Abuu Mansuur Al-Imriiki ayaa isna ku hadlay Afka mujaahidiinta muhaajiriinta waxaa iyana kalimado jeediyay Saraakiil muhaajiriin ah oo Khodbado ku jeediyay Afka carabiga,Kurdish,Urdu.Sawaaxili iyo afaf kale ayaa dhamaantood ku dhawaaqay in ay ku taaganaan doonaan wadadii uu ku baxay Osama Bin Laden Allaha ka aqbalee.

Culimaa'udiin Soomaaliyeed ayaa iyana kulanka khodbado ka jeediyay sida Sheekh Nuur Macalim C/raxmaan,Sheekh Jaamac C/salaam iyo culimo kale.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...