Monday 23 May 2011

SomaliMeMo oo umadda Muslimka ah usoo Bandhigaysa Muuqaalka Dhabta ah ee Suuqa Bakaaraha iyo Isgoysyada ku dhow dhow. (SAWIRO)


Shabakadda SomaliMeMo ayaa booqatay aagaga dagaalka degmooyinka Hodon iyo Howl wadaag maalin kadib markii ay dagaallo culus ka dhaceen.
Weriyaal ka socda warbaahinta Islaamiga ah ayaa booqasho ku tegay wadada Wadnaha oo ay saameyn balaaran ku yeesheen dagaaladii cuslaa ee shalay dhacay.

SomaliMeMo Waxa ay usoo Bandhigaysaa Umadda Muslimka ah  Muuqaalka dhabta ah ee Suuqa Bakaaraha iyo isgoysyada ku dhaw dhaw.


Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ugu baaqay Shacabka reer Muqdisho in aysan Suuqa Bakaaraha iyo agagaarkiisa aysan shacabku ayaga oo tiro badan ay wada istaagin maamaada uu cadowgu bartilmaamaysanayo shacabka Muslimiinta ah.Daawo Sawirada

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...