Florida ( RBC Radio ) Waa Sheeko Marka aad Aragto Akhristow Aad u dhaxeynayso Qosol iyo Amakaag Waxaana sheekadan ay Tahay Warbixin Dhawaan uu soo Qoray Waregeyska Daily Mail Ee Ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa Sheegeysa in Haweeney Lagu Magacaabo Tempestt Henderson Sameyso Falal Naxdin Iyo Yaab Leh.
Miss Henderson Oo Ah Haweeney 19 sano jir ah ayaa ku Nool dalka Mareykanka Gaar ahaan Gobolka Florida Waxaana ay Caado iyo dhaqan Ka dhigatay Cunista Saabuunta Lagu Qubeysto iyo Waliba Cabista Oomada.
Waa arin La Yaab leh Marka La eego Dhaqanka Henderson Warbixinta ayaa Tilmaameysa in Gabadhan ay Isticmaasho Asbuucii Shan Kartoon oo Saabuun iyo Oomo iskugu Jira Waxaana arintaasi Walaac ka muujiyay Ehelka Gabadan oo La sii Yaaban Iyadoo Wali aan Wax Dhibaato ah Ka soo Gaarin Gabadha.
” Waxaan dareemay Markii Ugu Horeysay oo Saabuunta aan Cunay Oomadana iskaga Dajiyay Raaxo Iyo Waliba Jeceel Hor Leh Oo aan U Qaaday Cunista Saabuunta iyo Cabista Oomada Xiligaasi oo aan Dhaqayay Dhar aan Leeyahay” Ayeey Hadalkeeda ku Tiri Gabadhan.
Waxaa ay intaasi Racisay in ay Bilowday Wixii Intaa ka danbeyay sida Cuntada Caadiga ah in ay u Cunto isla Markaasina Guriga soo Dhigato Waxaana ay Sheegtay in Xiligaasi Diidmo xoog leh Kala kulantay Reerkeeda Oo La Yaabay Dhaqanka ay La soo baxday Gabadhooda.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment