Thursday 19 May 2011

Gaalada Madow ee AMISOM oo Xasuuq ka geysatay Suuqa Bakaaraha.


Ciidamada Kufaarta  ee kusoo duulay dalka Soomaaliya ayaa ku fashilmay qorshe cusub oo ay ku doonayeen in ay ku gubaan Seyladda ugu weyn Somaliya ee Bakaaro.
Kadib markii ay ciidamada gaalada Shisheeye ku jabeen dagaallo culus oo maanta ka dhacay Muqdisho ayay galabta madaafiic aad u culus ku garaaceen Suuqa Bakaaro oo xiligaasi ahaa meel zaxmad badan.

Shacabka dhan 13 qof ayaa ku shahiiday duqeymihii maanta 30 kalane dhaawacyo ayaa kasoo gaaray duqeymihii galabta lagu garaacay Suuqa Bakaaraha.

Gaadiidka Ambalaasta Muqdisho iyo kuwa gurmadka wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa dhaawacyada ku daad gureynayay Isbitaalada Dayniile iyo Keysaneey.

Dab ayaa ka kacay mid kamida dhismayaasha gaancsi ee suuqa ka gadaal markii uu ku habsaday madfac weyn oo ladoonayay in lagu gubo suuqa oo idil balse markii dambe waxaa demiyay qalabka dab damiska shirkadda Hormuud.
Qaar katirsan ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa weerarkii galabta ku tilmaamay mid ladoonayay in lagu gubo suuqa Bakaaraha oo shaqadiisa ay nacbeysteen gaalada iyo kuwa Murtadiinta ah balse Allaah Fadligiis Bakaaro ayaa weli taagan waxaana lafilayaa in uu sii shaqeeyo.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...