| | |
| Written by Administrator |
| Saturday, 07 May 2011 00:26 |
![]() Waxaa si weyn looga hadal hayaa dalka Yemen isla markana laga xumaaday dhacdo aad u fool xun oo ugu horeeysay nooceeda ee ka dhacda dalka Yemen,kadib markii carabka laga jaray Gabyaa amaani jiray Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.Kooxo aan haybtooda la garanayn ayaa waxa ay Talaadadii aynu soo dhaafnay caasimada dalka Yemen ee Sanca gaar ahaana wadada Ticis ka kaxaystayn gabyaaga caanka ah ee Yemenig ah Waliid Maxamed Axmed Alrumayshi,waxayna u ka xaysteen guri ku yaal magaalada Sanca halkaas oo carrabka kaga jareenWararku waxa ay intaa ku darayaan in ciidamada amaanka ee dalka Yemen ay wadaan baaritaano ayku doonayaan in ayku soo qabtaan kooxdii falkan ka damaysay |




No comments:
Post a Comment