Sunday 8 May 2011

Nairobi Beelaha Cali Saleebaan ee Jobooyinka oo Suldaan ku Caleema Saaray Nairobi (Sawiro)

Suldaan Cali Siciid Cawl
Nairobi;- Beelaha  Cali Saleebaan ku dhaqan Gobolada Jubooyinka ee Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya ku caleema saartay suldaan beshaasi u noqda hogaamiya dhaqameedkooda  arimaha beesha looga danbeeyo.
Wax garadka Beelaha Cali Saleebaan gaar ahaan kuwa dhaqan gobolada jubooyinka ayaa maanta xaflad caleema saar suldaan ku qabsaday magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya , waxana halkaasi cimaamada lagu saaray oo lagu caleema saaray Suldaan Cali Siciid Cawl oo ay beeshu usoo xulatay suldaanka beelaha cali saleebaan ee ku dhaqan gobolada jubooyinka.
Munaasabadii caleema saarka suldaanka beesha cali saleebaan ee jubooyinka ayaa waxaa kasoo qaybgalay , waxgaradka beesha , aqoonyahanda  iyo odayaal dhaqameedka beesha ee kasoo jeeda jubooyinka iyo salaadiin iyo odayaal dhaqameed kale oo iyana kasoo jeeda beelaha kale ee Harti iyo Beesha daarood weyn.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...