Sunday 8 May 2011

Puntland Oo Xayiraad Isgaarsiineed Kusoo Rogtay Deegaanada Looga Dhawaaqey Maamulka Raascaseyr

Garowe (RBC Radio):- Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa xayiraad dhinaca isgaarsiinta ah ku soo rogtay deegaano ka mid ah gobolka Bari, halkaasi oo dhowaan looga dhawaaqey maamul isku magacaabay Raascaseyr.
Puntland ayaa sheegtay in gebi ahaanba qeybaha isgaarsiinta laga jaray deegaanada looga dhawaaqey maamulka Raascaseyr, waxaana Puntland ay arintaasi u cuskatay in deegaanadaasi oo ka mid ah kuwa ay maamusho Puntland dhowaan laga dhisay maamul ka soo horjeeda Puntland kaasi oo loogu magac darey Raascaseyr State.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...