Somalimidnimo.com:- Waxaan idiin soo gudbineynnaa baranaamij qiimo badan oo ka hadlaya arrinta labada Shariif iyo Farmaajo. Waa barnaamij qiimo badan oo lagu soo bandhigayo sida Shariif murtad ula soo shaqeeyey laga soo bilaabo Maxamed-dheere ilaa Farmaajo iyo is-bedbeddelkiisa. Waxaa ka qeybqaadanaya aqoonyahanno badan. Marka hoos ka dhageysta.
Waxaa ku jira Shirib uu tiriyey Taakoow.
- Armaajow ushii loo dudoow, la soo ordee ma ogtihiin
- Armaajow istiqaallo gee; waa eedday eeddii aad gashee
No comments:
Post a Comment