Sunday 4 September 2011

Codka Towradda Sahcabka Puntland oo laga Dhageystay Puntland iyo Waraysiyadii Madaxda Towraddaha oo Bilaabanaya! Dhageyso Waraysigii Markii C/Laahi Yuusuf laga Ceyriyey Boosaaso 2001-dii!


Akhristayaal waxaan horay u soo gudbinnay inuu meel fiican marayo golihii dhexe ee Towradaha shacabka Puntland. Waxaa si hor dhac ah loo sameeyey madaxdii u sarreysay guddiga. Waxaan dhowaan bilaabeynnaa waraysiyada qaar ka mid ah madaxdaas, ka hor inta la qabanyo shir jaraa'id oo intoodii isku meel joogta madaxdaasi wada qabanayaan.

Waxa maalmahan Boosaaso iyo Gaalkacyo ka shidan codkii waraysigii BBC-du la yeelatay C/Laahi Yuusuf markii laga ceyriyey Boosaaso iyo Gobolka Bari! Shacabku waxay u dan leeyihiin Faroole! Waxaad mooddaa inay ku leeyihiin: C/Laahi oo dagaal kaa badsha baannu ceyrinnay; adna waan ku ceyrineynnaa! C/Laahi Yuusuf sida Faroole qof kasta u leeyahay waa argagixiso buu u lahaa markaas! Shacabkii soo ceyrshay buu yiri waa argagixiso! Marka caawa maxaa xalay uga eg! Marka waa in Faroole maraa waddadii C/Laahi Yuusuf!

C/Laahi Yuusuf markaas wuxuu eedeynayay Al-Itixaad! Itixaadkii waagaas C/Laahi Yuusuf ceynayey waxay hadda hoos fadhiyaan Faroole. Faroole hadda waxaa Al-Itixaad u ah Shabaabka!


Thuwaartapunltand@hotmail.co.uk

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...