Written by AdministratorSaturday, 24 September 2011 04:35

Boqolaal qof oo ku sugan degmada Walaweyn ee wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa kasoo qeyb galay muxaadaro Qayim ah oo uu sheekh Cabdu Qaadir Muumin ku qabtay fagaaraha weyn ee degmada.
Allaha dhowree Sheekh ayaa si cadaaladi kujirto uga hadlo jamaacada Takfiirka iyo Inxiraafkeeda dhanka caqiidada ah waxaana muxaadaradani ka faa'iideystay shacabka Muslimiinta ee degmadaasi.
Halkaan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh C.Muumin
No comments:
Post a Comment