![]() |
![]() |
![]() |
Written by Administrator |
Saturday, 10 September 2011 15:28 |
![]() Mahiga ayaa aroos gaaba-gaabeey ah loogu dhigay magaalada Toronto ee Dalka Canada,Ugu danbayntii Mahiga ayaa ku soo biiray Seediyaalada Soomaalida, sida Matt Byden,Peter Pham Tyler, Peter Techel, Richard Onyonka ,Tyler Stien, iyo Gunter Bischoss,inkastoo Soomaalida qaarkood ay ka caroodeen Gabdhaha Soomalaida inay guursadaan niman Masiixiyiin ah oo Gaalo ah.Webka Shacabkamedia oo helay magaca 3-aad ee Gabadhan Garoobka ah ee Soomaalida ee Seedigeen Mahiga Qudbo-sirada ku guursaday magaalada Toronto ee Dalka Canada ayaa ehelkeeda naga codsadeen inaan magaceeda soo daabicin,waana ka aqablnay dood-dheer iyo wada-hadal kadib,balse hadii gabadha ay naga aqbasho inaan magaceeda soo daabacno waxaan soo gudbin doonaa maalmaha soo socda Inshaalaah hadii EEBE idmoShacabkamedia:Runta-Kama-XishoonoEmail: Shacabkamedia@live.com |
2 comments:
My familу all the time ѕаy that I am killing my time heгe аt net, except Ι know I am getting familiarity every
daу by rеаding thеs good aгticles.
nxtpp.clustur.com
Heу thеre! Woulԁ you mind if I share your blog ωith my twіtter gгoup?
Theгe's a lot of folks that I think would really enjoy your content. Please let me know. Many thanks Lampungberbagi.com
Post a Comment