Thursday 1 September 2011

Falanqeyn Taxane ah oo ku Saabsan Taariikhda Al-Shabaab, Hogaamiyaashiisa iyo Mustaqbalka (Dhageyso Qeybtii-1aad)


Share
Sh. Cabdiraxmaan Janaqow
Muqdisho (RBC)  Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsan falanqeynta taariikhda ururka Al-Shabaab, hogaamiyaashii soo maray iyo mustaqbalka ururka sida uu noqon karo ka dib ka bixitaankii magaalada Muqdisho.
Waxaan sidoo kale barmaajiyadan kaga faaloon doonaa waxyaabaha keenay khilaafyada hareeyey ururka dhexdiisa- kuwaasoo la rumeysan yahay inay sabab u yihiin bixitaankii degdega ahaa ee ururka uu kaga baxay dhulkii ballaarnaa ee ay Muqdisho ka heysteen.  Waxaana barnaamijkaan marti noogu ah Sheekh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow oo hadda ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka DKMG horeyna uga mid ahaa masuuliyiintii ururka Maxkamadaha ee sanadkii 2006 qabsaday gobolada koonfurta Soomaaliya.
Qeybtan oo ah qeybtii 1aad waxay ku saabsan tahay taariikhda ururka iyo sababagha ugu weyn ee soo dedejiyey ka bixitaanka Al-Shabaab ee Muqdisho.
Dhageysi wacan- Qeybtii 1aad

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...