Dagaal culus ayaa goordhaw oo caawa saqdhexe ah ka bilaawday magaalada Muqdisho oo maalmahan ay ka socdaan howlgallo baaxad leh oo ay wadaan ciidamada Mujaahidiinta.Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa caawa laga maqlayaa magaalada hadda oo aan idinla hadlayno Waqtiga Muqdisho waa 1:25 Daqiiqo saq dhexe.
Weriyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in uu maqlayo rasaas iyo madaafiic sida Gugacii oo kale uga dhacayso Degmooyinka Wadajir, Dharkeynleey iyo Dayniile.
No comments:
Post a Comment