![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Tuesday, 22 November 2011 23:14 |
![]() Webka Shacabkamedia oo ku caan-baxay (Runta Kama-Xishoono)ayaa baaritaan dheer iyo dabagal ku-sameeyay muran maalmahan soo kala dhex-galay Fananaanad Hibo Nuura iyo Fanaanad Nimco Dareen,kadib markii Fanaanada lagu eedeeyay inay sheegatay Hees lagu magacaabo (Qandho) Soomaalida qaarkoodna u yaqaaniin (Qumbacasho)Erayada Heesahan la isku-heysto ayaa looga digay Fanaanada inaysan isku ceebeyn inay sheegato,balse niman isku sheegay Abwaano,ayaa Heestan u dhiibay,xili Fanaanad Hibo Nuura uga digtay Nimco-Dareen inay Heestan isku ceebeyn,balse Heestii Qandho oo laxanka laga bedelay ayey qaaday Fanaanadan kadibna wareysi uu la yeeshay Teleefishinka Universal ku cadeeysay inay Heestan iyada iska leedahay.Abwaankan erayada bililiqeystay ayaa Nimco-Dareen hoosta u geliyay inay qaado Hees weli Fanaanadii ku luqeeysay,ay weli nooshahay,lana hayo muuqaal muujinaya Fanaanad Hibo-Nuura oo heestan qaadayso 2-sanno ka-hor una digeysa Fanaaniin bar-barad ah oo Heesaheeda sheeganaya (sida ku-cad wareysigeeda)Daawo Muuqaal cadeynaya beenta Nimco-Dareen iyo sheegashada Hees ay horey ugu luuqeysay Fanaanad Hibo-Nuura 2-sanno ka-hor:Shacabkamedia:Runta-Kama-XishoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment