Monday 26 December 2011

Hoggaamiyaha Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horreysay La Hadlay Warbaahinta Soomaalida


 
Share
Muqdisho (RBC) Sheikh Mukhtar Abdirahman oo an waligiis saxaafada la hadlin ayaa wareesi siiyay Idaacad ay maamulaan Al-Shabaab, waxa uu sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada oo aysan isdhiibi doonin waligood
Muktar ayaa sheegay Al-Shabaab in door weyn ka qaadatay sharaceeda in soomaaliya lagu faafiyo iyo jihaadka.
“Al Shabaab waxa loo aas-aasay in ay soo celiyaan jihaadka siddaa daraadeed muwaadiniita dalkeeda waa ay in qaataan sharciga Islaamka,” ayuu u sheegay Muktar Idaacadda Andunus oo ah ku hadashay Afka Al-Shabaab.
Mukhtar waxa uu geesi ku tilmaamay gacana ka geesrgave aasaasihii Al Shabaab Adan Hashi Ayrow kaa oo ku dhintay weerar cirka oo ka dhacay magaaada Dusomareb waxa uu sheegay dilkiisa sida dhuxul ka dhigay weerarada Al-Shabaab ay ka eestaan Muqdisho sida uu yiri Muktar.
Al-Shabaab ayaa ka go’ay ururkii maxkamad Islaamiga ee 2006-dii ka arriminaayay koonfurta iyo bartaha Soomaaliya. Kuwaas oo markii dambe dalka ka saaray military Ethiopian oo gacan siinaayay dowlada TFG-da
Al Shabaab ayaa maamulo inta badan koonfurta Soomaaliya, waxa ay bishii August qirteen In ay kabaxeen Muqdisho, laakin ay dagaalada sii wadi doonaan
RBC Radio

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...