Sunday 25 December 2011

Video: Khudbadihii dhamaadka Shirka Garowe




Shabakada Garowe Online waxay akhristayaasheeda usoo gudbineysaa filin daawasho ah oo ku saabsan dhamaadkii Shirka Wadatashiga Dastuurka ee Garowe oo lagu saxiixey heshiiska Mabaadi'ida Garowe(Garowe Principles).
DAAWOVideo:TFG,Puntland leaders at Conclusion of Garowe Conference 

Sidoo kale halkan waxaad kala socotaa soo dhaweynta Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed loogu sameeyey magaala madaxda Puntland ee Garowe si uu uga qaybgalo Shirka Wadatashiga Dastuurka Somalia.

Daawo :Booqashada Shiikh Shariif ee Garowe & soo dhaweynta Puntland 

Garowe Online kala soco dhamaan filimada Shirka Garowe ka dhacey ee Dastuurka Somalia 21-24 December 2011.

GAROWEONLINE


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...