Thursday 8 December 2011

Deg Deg: GOB-ISLAM oo Shaacinaysa Vedio muujinaya qolada fulisa dilalka Qorshaysan sida dilkii Shahiid Dr Axmed Xaaji C/raxmaan (Dhawaan Filo)


Written by Administrator on .
GOB-ISLAM:- Warbaahinta Islaamigaa ee Gob-Islam, ayaa baaritaano wadday Illaa shalay, Warbaahintu waxay howl galisay dhammaan qaybo kamida Bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Boosaaso, sidoo kale Warbaahinta ayaa xiriir la samaysay Qayba kamida Ardayda wax kabarata Magaalada Boosaaso.
Waxaan meesha ka marnayn oo aan xiriir la samaynay qaar kamida ehelada Shahiid Dr Axmed Xaaji C/raxmaan waxayna noo xaqiijiyeen in ay baaritaan xoog leh ku jiraan isla markaana ay u arkaan Riwaayad in la yiraahdo Shahiid Dr Axmed Xaaji C/raxmaan waxaa dilay Al-Shabaab.
Dhawaan Warbaahinta Islaamigaa ee Gob-Islam waxay siidaynaynaa warbixinno Maqal iyo Muuqaala iyo baaritaan aan ku samaynay P.I.S, waxaa shacabka Soomaaliyeed ay la yaabi doonaan Dadka raba in ay dhiigga Shahiid Dr Axmed Xaaji C/raxmaan Siyaasadeeyaan rabana  in ay duudsiyaan, isla markaana ay amaanaan P.I.S,ta Puntland oo ah Asha-haado ladirirka Bariga Afrika ee Qarnigaan.
Waxaad oga barateen Walaalihiin Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga America iyo Yurubta in ay difaacaan Diinta Islaamka, Muslimiinta iyo Dhululkooda, isla markaana ay fashiliyeen shirqoolada Wadaadxumayaal ay u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.
Waxaad Indhihiina ku daawan doontaan waaqica aan ku nool nahay iyo si Dadka intiisa badan ay ugu jiraan hurdo oo aysan Saaxiib kood iyo Cadowgooda aysan kala aqoon.
Dhawaan Filo Maqal Iyo Muuqaal.
Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga America iyo Yurubta.

4 comments:

Anonymous said...

Hi I am so thrilled I found your website, I really found you by
accident, while I was looking on Askjeeve for
something else, Anyways I am here now and would just like
to say many thanks for a incredible post and a all round thrilling blog (I also
love the theme/design), I don’t have time to browse it
all at the minute but I have saved it and also added your
RSS feeds, so when I have time I will be back to read much
more, Please do keep up the awesome b.
Feel free to surf my web-site - satilik müstakil evler bursa

Anonymous said...

Hello, yes this piece of writing is in fact pleasant and I have
learned lot of things from it on the topic of blogging.
thanks.
Here is my website ... altinoluk da satilik villalar

Anonymous said...

Hello, I do think your blog might be having internet browser compatibility problems.
Whenever I look at your web site in Safari, it looks fine however when opening
in I.E., it's got some overlapping issues. I just wanted to provide you with a quick heads up! Apart from that, fantastic website!
My web site - satilik müstakil evler istanbul

Anonymous said...

Greetings! I know this is kinda off topic nevertheless I'd figured I'd ask.

Would you be interested in trading links or maybe guest writing a blog post or vice-versa?

My site addresses a lot of the same subjects as
yours and I believe we could greatly benefit from each other.
If you are interested feel free to send me an e-mail. I look forward to
hearing from you! Terrific blog by the way!
Here is my web site :: satilik müstakil evler mersin

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...