
Sheikh Xasan Turki ayaa kooxda Shabab sheegeen in uu ku geeriyowday Gobolka Jubadda Hoose halkaas uu mudo dheer xanuun u jiifey. Waa aasaasihii ururka Al shabab waxaanu sheikhu ka mid ahaa ciidanka Soomaaliya jabka hortii.
Waxaa raadinayey dawladda badan oo madaxiisa lacag baa dul taaley.
No comments:
Post a Comment