Saturday 12 February 2011

Dhulkii Weynaa ee Safaaradda Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho oo uu ka socdo Dhul Boob Balaaran

  • “Waagii  annaga iyo Mareykanka uu xiriirkeennu wanaagsanaado baan uga kacaynaa, laakiin inta uu hagardaameynayo dadka Soomaaliyaad  waan degenaanayaa oo cid iga qaadi karta majirto.” Sidaas waxaa tiri haweeney dhisaneysey dhulkaas…
  • Wiil dhalinyaro ah oo markaa loo cabiraayey  dhulkii Safaarada Mareykanka  ayaa wuxuu yiri “Waagii aan heshiino anaga iyo Mareykan waa laga yaabaa in aan uga kaco laakiin inta uu noo diidan yahay Dowladnimada sidaan baan u degenaanayaa”
  • “Aad baan ugu Faraxsanay in aan Maanta Dhisto Dhul la sheegey in uu Mareykanku uu leeyahay” oday Soomaaliyeed
Iyadoo weli uu sii socdo Barakaca dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dadkaas markasta raadiyaan Goob ay kaga Nabadgeli karaan Madaafiicda la is weydaarsanayo islamarkaana waxay dadkaas Barakacayaasha raadiyaan Deegaan ay Biyahiisu dhow yihiin hadaba iyadoo taasi jirto ayaa dhulkii weynaa ay lahayd Saafaaradii Mareykanka oo la oran jirey Silligga Mareyakanka kuna dhow Jaamacadii ummadda ayaa waxaa halkaas degey qoysas fara badan oo Ka soo qaxay Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...