Saturday 12 February 2011

Shabab oo ka baqay hadalkii Faramaajo

Kooxda Shabab ayaa soo buuxisay Aagaga dagaal ee kala ah Boondheere ,Hodan iyo Howlwadaag kadib qudbadii uu daraad u jeediyay Ra'iisul Wasaare Faramaajo ciidmada Daraawiishta .
Shabab ayaa qal qal ka muujiyay hadalkii dheeraa uu Mr Faramaajo u jeediyay ciidmada kaa oo ahaa in uu dhawaan gacanta ku dhigi doono Magalada Muqdisho ayna soo dhamaatay is diyaarintii uu ku jiray .
Saaka ilaa iyo xlaay ayaa waxaa la arkay ciidamo farabadan oo loo daad gureenayo Difaacayada waa weyne ee Boondheere iyo degmooyinkale ee ku suganyihiin Shabab si ay uga hortagaan duulaanka Faramaajo.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...