Saturday 12 February 2011

Madaxdii Carabta Oo Bilaabay Inay Shacabkoodii

Boqorka Baxrayn Salmaan Bin Xamaad Al-Khalifa ayaa u balan-qaaday qoys-kasta inuu hadiyad u siinayo 1000 diinaar oo u dhiganta $2500-Dollar,waxaana arintan ku farxay dadka Baxreyn oo soo dhaweeyay lacagta laaluush ahaanta loo-siiyay,inkastoo la saadaalinayo inay jiraan dad badan oo hoosta ka guuxaya

Madaxda Wadamada Carbeed ayaa bilahan godkoodii biyo oogu soo galeen,waxaana la saadaalinayaa inay seefta kacaanka dhalinyarada Carbeed ee careysan ay la kici-doonto Madax-badan iyo Boqoro lagu eedeeyo inay yihiin Keligood-TaliyayaalSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...