![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Sunday, 13 January 2013 19:42 |
![]() Ninka u qaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya qeybta-Paratakoolka Ibraahim Muxiyadiin iyo ku-xigeenkiisa Anwar Tahliil balamaha iy ayaa la soo gudboonatay fadeexad aad u culus,kadib markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Shacabkamedia la soo xiriiray ay sheegeen inay lacago laaluush ah ku xiraan Xildhibaankii ama qofkii doonaya inuu la kulmo Madaxweyne Xasan Culusoow.Raggan ayaa lagu kala magacaabaa magacaabaa Ibraahim Muxiyadiin iyo Anwar Tahiil ,waxaana cabasho badan oo na soo gaartay talo lagu siiyay Madaxweynaha Soomaaaliya inuu dabagal ku-sameeyo nimankan ceebeeyay magacii Xafiiska Madaxweynaha ee Beesha Madaxweyne Culusoow u dhashay.Tooshka wareega ee Shacabkamedia ayaa baaritaan ku-hayo falkan fadeexada ee la soo gudboonaatay Ibraahim Muxiyadiin iyo Anwar Tahliil oo maalmaha soo socda Tooshka ku ifin-doonaa fadeexadaha lagu eedeynayo Ibraahim Muxiyadiin oo Madaxa-Baratakoolka ee Xafiiska Madaxweynaha u qaabilsan iyo ninka Maaliyadda u qaabilsan Madaxtooyadda oo lagu magacaabo Anwar Tahliil.Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |




No comments:
Post a Comment