![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Monday, 14 January 2013 16:02 |
![]()
Afhayeenka dhinaca howlgalada ee xoogaga Al-Shabaab Shiikh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inuu geeriyooday askari Faransiis ah oo isagoo dhaawac ah ay ka qabteen degaanka Buulo mareer kaasoo ka mid ahaa ciidamadii Faransiiska ee dhowr habeen ka hor halkaas weeraray.
![]()
Abuu Muscab oo la hadlayey wakaalada wararka Reuters ayaa sheegay in askarigaas Faransiiska ah ay isku dayeen iney badbaadiyaan hase ahaatee ugu dambeyntii uu geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii habeeno ka hor ku dhexmaray Buulo mareer ciidamada Faransiiska iyo xoogaga Al-Shabaab.
Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |







No comments:
Post a Comment