Afhayeenkii Xkumuudda KMG ah ee Soomaaliya C/qaadir Walaayo ayaa ka goostay dowladda iskana dhiibay mid ka mid ah dalalka Yurub.
Warar ay shabakadda Dayniile ka heshay ila wareedyo ku sugan Magalada Oslo ee Caasimadda u ah dalka Norway ayaa xaqiijinaya in Mr, Walaalyo uu gaarey halkaas dhowr maalmood ka hor oouna magangalyo siyaasadeedna weydiistay dalkaas.
Read More
No comments:
Post a Comment