Hargeisa. Somaliland
Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay yaa shaaca ka qaaday inuu caawa Madaxweyne Siilaanyo si deg-deg ah uga noqday Abaanduulihii Ciidamada Xeebta Galbeed oo uu shalay uun u magacaabay Guray Gabaray
Ka noqoshada Madaxweyne Siilaanyo ee xilkaas ayaa waxay ka dhalatay kadib markii caawa Salaadiinta Gobolka Awdal Madaxweynaha ugu hanjabeen hadii uu ka noqon waayo iskubedelkii shalay uu ku sameeyay Saraakiisha Ciidamadda Xeebta Galbeed inay qaadi doonaan Mudaharaado balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Xukuumaddiisa.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
By KATHARINE HOURELD, Associated Press Tuesday, September 20, 2011 (09-20) 09:32 PDT NAIROBI, Kenya (AP) -- Corrupt Somali politician...
No comments:
Post a Comment