Sunday 3 October 2010

Cuqaasha iyo Waxgaradka Galbeedka Burco oo ka digay inay Cawaaqib Xumo ka dhalan karto

Waxaannu leenahay Madaxweynaha waa inaad arrinta shanta nin ee isku haybta ah looga soo socday afartankii wasiir ee dawladdii hore ka noqoto, waayo waxaannu u aragnaa xaalad-abuur aan Somaliland dan u ahayn"
Oday Muuse Aw Ibraahim Nuur
Burco (Qaran news)- Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka beesha galbeedka Burco, ayaa shir-jaraa'id oo ay gelinkii dambe ee shalay ku qabtay Huteel Ramaad ee magaalada Burco waxay si kulul ugu cambaareeyeen xayiraadda dhinaca safarrada ah ee la sheegay in Hantidhawrka Guud ku soo rogay guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland, iyagoo Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu hakiyo baadhitaannadaas oo ay ku tilmaameen kuwo cid gaar ah ku socda. 
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...