alaado, 05 October, 2010 (HOL)- Suuqyada magaalooyinka waawayn ee Somaliland, waxa muddooyinkii u dambeeyay sare uga kacay sicirka maceeshada quutal-daruuriga ah.
Inkastoo ay suuqyada dalku haatan uu hadheeyay hoos-u-dhac laxaad leh oo ku yimi sicirka sarrifka lacagta dolarka, haddana waxa dadweynuhu aad uga welwel qabaan qiimaha maceeshadda quutal-daruuriga ah oo kor u kacay. “Qofka reer horjooge u ah ee 100 Dollar dibedda looga soo diri jiray, maanta wax uu u goynayaa ma jirto. Raashinkii halkiisii buu taagan yahay, Sarifkii lacagtuna aad buu hoos ugu dhacay,” sidaa waxa HOL u sheegay mid ka mid ah dadka lacagaha dibedda looga soo diro.SII AKHRI
No comments:
Post a Comment