Sunday 3 October 2010

Xukuumada Somaliland oo Raalligelin Siisay Guddoomiyihii hore Baanka Md. Cabdiraxmaan Ducaale

Hargeysa (Qaran news)- Warar aannu caawa ka helnay xubno iyo ilo lagu kalsoon yahay oo  ka mid ah dawladda cusub ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in xukuumaddu raalli gelin ka bixisay xayiraaddii dhowaan lagu soo rogay Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ducaale Maxamed. Toddobaad  ka hor ayaa  Hanti-dhawraha guud ee Qaranku uu ku amray inaanu MD Cabdiraxmaan dalka ka bixi karin taas oo baajisay socod iyo safar uu guddoomiyuhu ugu bixi lahaa dalka DJabuuti.
Dadweynaha Somaliland ayaa arrintaas aad ula yaabay kuna sheegay inay tahay xaalad abuur maaddaaba  Hanti-dhawraha guud aanu isagu cid xidhi karin ama xannibi karin  oo maxkamadu hawshaas lahayd. Sida la sheegay arrintaas uu ku kacay  Hanti-dhawraha guud ee Qaranku maxkamaddu waxba kalama socon. 

5 comments:

Anonymous said...

ab?ad?b

Anonymous said...

Merry Christmas and Happy New Year, may all your wishes come true!

Anonymous said...

I like this site. Really nice place for all

Erectile Dysfunction said...

Keep up the good work.

Anonymous said...


I simply wanted to send a quick comment to be able to express gratitude to you for some of the wonderful solutions you are posting here.

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...