Anigu lama yaabanni shakhsiga la magaacabay khibrad la'aant uu u leeyahay siyaasadda Somaliya ee ceelka fog ku dhacday, islamarkaa lama yaabanni aqoondaridda iyo khibrad la'anta haysa Shariif Ahmed. lama yaabani Shisheeyaha doonaya in Somalia ay ku siijirto dagaalka, qaxa iyo darxumidda. Waxaanse la yaabanahay shacabka Somaaliyeed goorta uu baraarugidoono oo ka danqandoono hoggaan xumida iyo talo xumidda gacanta loo gashay wax magaradka imaankoodu daciifka yahay.
Ninkan dhalinyarada ah ee maanta la magacaabay waxay ka tarjumaysaa qofka magacaabay xilkas xumidiisa. Haddii qaabka loo dooranyo qof ay tahay reerka uu ka dhashay inuu noqdo reer hebel ee aan loo eegin aqoontiisa, khibradiisa, Illaah ka cabsigiisa, kartidiisa iyo wax la mid ah.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment