Madax-waynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxa uu shirkii sida wayn loo wada sugayay ee casimada Denmark (Copan-hegan ) ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, isagoo kaga xog-waramayo xaalada horumarka dhabta ah ee wakhti -xaadirkan deegaanka ka jirta.
Madax-waynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa khud-badan si wayn loo wada sugayay si qoto dheer ugaga hadlay dhamaanba kabayaasha dhaqaalaha hurumarka ee deegaanka laga hir galiyay
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment