Muqdisho RBC Radio) Xoogaga xarakada Al_Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Balad Xaawo ee gobalka Gado, ka dib dagaal halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab.
Wararka ka imaanaya gobalka Gado ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada xarakada Al-Shabaab ay gudaha u galeen degamadaasi isla markaana ay iasaga baxeen ciidamada dowlada.
Wararka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in haatan uu dagaal ka socdo duleedka magaalada Balad Xaawo, kaasi oo u dhaxeeyo dhinacyadaan kala ah dowlada iyo xarakada Al-Shabaab.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment