Waxaa malintii labaad galay mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo dowladda itoobiya iyo waliba cutub ay hogaamiyaan Cabdi iley iyo Cabdi fataax sheikh oo labaduba ka tirsan maamulka Melez zanawi oo lagu eedeeyay inta badan in ay xasuuqa ba'ani ka geesteen gobolka soomaalida
Mudaharaadkasi ayaa looga soo horjeeday tacdiyaadka loo geysanaayo shacabka soomaalida Ogaden iyada oo ay goobta mudaharaadka buux dhaafiyeen Masuuliyiinta jaaliyadaha ogaden,Caruur iyo waliba Hooyooyin oo intuba ku qeylinaayay Ereyo kadhan ku ah dowladda itoobiya iyo cutubyo ay kala hogaamiyaan labada masuul ee lagu kala magacaabay Cabdi iley iyo Cabdi fataax sheikh oo la sheegay inta badan in ay gobolka soomaalida ay si joogta ah uga fuliyaan arrimo la xiriiro xabsiyo,xasuuq,barakicinta shacabka dhulkaasi ku dhaqan Sii Akri
No comments:
Post a Comment