Saturday 12 February 2011

DEG DEG: Dhalinyarada Muqdisho oo ku Dhawaaqay in Maalmaha Soo Socda ay Bilaabayaan ‘Kacdoon Dadweyne’

Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah ururada dhalinyarada ee magaalada Muqdisho oo maanta kulan isugu yimid aya ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan dibadbaxyo kacdoon dadweyne oo laga sameynayo magaalada Muqdisho.
Kulanka dhalinyarada oo goordhoweyd lasoo gabagabeeyey ayaa sida mid ka mid ah ka qeybgalayaasha uu u xaqiijiyey RBC Radio waxay dhalnyaradii kulanka joogtay sheegeen in maalmaha fooda nagu soo haya magaalada Muqdisho laga bilaabi doono dibadbaxyo waaweyn oo si nabadgelyo ah ku dhici doona iyagoo sheegay inay dalbanayaan nabad ay helaan dadka reer Muqdisho oo dhibaato iyo dagaalo ku jira 20 sano.
SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...