Saturday 12 February 2011

Mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo mas’uuliyada qasaaraha ka dhashay dagaalkii Kalshaale dusha ka saaray Madaxweyne Siilaanyo

Mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Madaxweynaha Somaliland siilaanyo dusha ka saaray masuuliyada qasaaraha ka dhashay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanka Kalshaale ee gobolka Sool oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo Jabhada SSC.
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda goboladaasi waxaa ay sheegeen in deegaanka Kalshaale ee dagaalka uu ka dhacay iyo deegaano u dhow dhow ay ka barakaceen qoysas fara badan oo halkaasi degenaa, waxayna ku baaqeen in la gargaaro dadka ka cararay dagaaladaasi, iyagoo tilmaamay inay xiligaan ay jirto xaalad abaareed oo saameyn yeelatay Sii Akhri.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...