Thursday 24 February 2011

Maxkamada Danbiyada Culus ee Puntland Oo Xukun Riday


Garowe ( RBC Radio ) Maxkamada Danbiyada Culus Ee Puntland ayaa waxaa ay Maanta Xukuntay Isla Markaasina La waregtay Gaadiid ay Lahaayen Kooxo Burcad badeed ah Oo Laga soo Qabatay Deegano Kala duwan Oo Ku Yaal Puntland.
Gudoomiyaha Maxkamada Danbiyada Culus Ee Puntland Maxmed Xareed Faarax ayaa sheegay in Gaadiidkan Oo ahaa Nooca Raaxada laga soo kala Qabtay Gobolada Bari Iyo Karkaar Waxaana Howlgalkani Fuliyay Ciidamda amaanka Ee Puntland Gaar ahaa Ciidamada Uu Hogaamiyo G/dhexe C/risaaq Gantaal.
Waxaa uu Sheegay in Gudoomiyaha Maxkamada danbiyada Culus ee Puntland Mudane Maxmed Xareed in AY Ciidmada amaanka Gacanta ku soo Dhigeen Gawaari Shan Gaaraya oo Ahaa noocyada raaxada iyo Saxiimad Nooca Bada ah.
Maxkamada danbiyada Culus ayaa Waxaa ay Xukuntay in dhamaan Gawaaridasi Lagu Wareejiyo dawlada Puntland isla markaasina Halkooda ay Ka sii Socdaan Howlgalada lagu Baacsanayo Goobaha looga shakiyo in ay Fariisimo Ku leeyihiin Burcad Badeeda.
Xafiiska Wararka ee Boosaso
RBCBoosaso@Gmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...